Category: Meeting
-

Safiirrada Soomaaliya iyo Aljeeriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka iyo Iskaashiga Labada Dal
BELGRADE: September 15, 2026. Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Belgrade xarunta Jamhuuriyadda Serbia, ayaa maanta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Belgrade ku qaabilay dhiggiisa Danjire Moncef Mansri, Danjiraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabiga Aljeeriya u fadhiya Jamhuuriyadda Serbia, oo booqasho sharafeed ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya. Labada Danjire waxay ka wada hadleen…
-

Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo Ka Ambabaxay Belgrade Kadib Ka-qaybgalka Shir-madaxeedka NAM
BELGRADE Date: 2 September 2026. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Belgrade ee dalka Serbia, ka dib markii uu si guul leh uga qeybgalay Shirka 65 Isbahaysiga siyaasadda Dowladdaha dhaxdhaxaadka iyo Dalalka ku bahoobay Non-Aligned Movement (NAM). Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Serbia, Mudane Marko Đurić, ayaa…
-

Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Ghana oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal
BELGRADE Date: 3 September 2026. Intii uu socday Shir-madaxeedka Dalalka kubahoobay Non-Aligned Movement (NAM) ee ka socda magaalada Belgrade, Serbia, Madaxweyne Dr. Hassan Sheikh Mohamud ayaa kulan doceed kula yeeshay Mudane John Mahama, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ghana. Labada hoggaamiye waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Ghana, ballaarinta iskaashiga dhinacyada ay…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Wasiir Ku-xigeenka Sacuudiga oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal
BELGRADE Date: 2 September 2026. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Abdisalam Abdi Ali, ayaa kulan laba-geesood ah la yeeshay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Waleed Abdulkarim El Khereiji. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo horumarinta iskaashiga dhinacyada danta wadajirka ah, gaar…
-

Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Azerbaijan oo Xoojiyey Xiriirka Labada Dal
BELGRADE Date: 02 September 2026. Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Belgrade kula kulmay Marwo Sahiba Gafarova, Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Azerbaijan. Waxaana laga wada-xaajooday xoojinta xiriirka labada dal, iskaashiga baarlamaannada iyo ballaarinta dhinacyada danta wadajirka ah. Kulanka ayaa ka dhacay shir-madaxeedka Isbahaysiga siyaasadda dhaxdhaxaadka ee Non-Aligned Movement (NAM).
-

Soomaaliya iyo Serbia oo Xoojinaya Xiriirka iyo Iskaashiga Labada Dal
BELGRADE Date 1 Sebtembar 2026 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Abdi Ali, ayaa magaalada Belgrade kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Serbia, Mudane Marko Đurić. Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo ballaarinta iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Serbia, gaar ahaan dhinacyada…
-

Madaxweyne JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Serbia oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal
BELGRADE Date 1 September 2026, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan laba-geesood ah oo barbar socday Shir-madaxeedka 65-aad ee Dalalka Isbahaysiga siyaasadda dhaxdhaxaadka ee Non-Aligned Movement (NAM) ee magaalada Belgrade kula qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia, Mudane Aleksandar Vučić. Labada Madaxweyne ayaa diiradda saaray xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee Soomaaliya…
-

Soomaaliya oo Ka Qaybqaadanaysa Shirweynaha 65-guurada NAM ee Belgrade
BELGRADE date. 1-da Sebtembar 2026, magaalada Belgrade waxaa ka furmaya Munaasabadda Furitaanka Shirweynaha Isbahaysiga Dowladdaha dhax dhaxaadka iyo u dabaadegga xuska 65-guurada Dhaqdhaqaaqa Dalalka ku bahoobay Non-Aligned Movement (NAM). Munaasabaddan ayaa isu keentay hoggaamiyeyaasha iyo wakiillada dalalka NAM, si loo adkeeyo dadaallada wadajirka ah ee ku aaddan nabadda, madaxbannaanida, isku-duubnida, dhinacyada badan ee iskaashiga iyo…
-

Shirka Xuska 65-guurada Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Lahayn (NAM)
Mudane Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kusoo dhawoow Belgrade Serbia. Ka qaybgalkaaga Shirka 65-aad ee Xuska Aasaaska Dhaqdhaqaaqa Dalalka Isbahaysiga dhaxdhaxaadka ah ee Non-Aligned Movement (NAM) waa mid aad loo bogaadin doono, wuxuuna muujinayaa sida ay Soomaaliya uga go’an tahay nabadda, madaxbannaanida iyo iskaashiga caalamiga ah.
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Belgrade uga qeybgalaya Shirka Heerka Sare ee NAM
BELGRADE: Date 31 Agoosto 2026 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta soo gaaray magaalada Belgrade ee Jamhuuriyadda Serbia, halkaas oo uu kaga qeyb-geli doono Shirka Heerka Sare ee Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Lahayn (Non-Aligned Movement NAM), kaas oo ka dhacaya Belgrade 1 ilaa 2…