Skip to main content

Embassy of the Federal Republic of Somalia in Belgrade-Serbia.

Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Azerbaijan oo Xoojiyey Xiriirka Labada Dal

BELGRADE Date: 02 September 2026. Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Belgrade kula kulmay Marwo Sahiba Gafarova, Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Azerbaijan.
Waxaana laga wada-xaajooday xoojinta xiriirka labada dal, iskaashiga baarlamaannada iyo ballaarinta dhinacyada danta wadajirka ah.
Kulanka ayaa ka dhacay shir-madaxeedka Isbahaysiga siyaasadda dhaxdhaxaadka ee Non-Aligned Movement (NAM). πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ€πŸ‡¦πŸ‡Ώ

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *