Category: Somalia
-

Safiirrada Soomaaliya iyo Aljeeriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka iyo Iskaashiga Labada Dal
BELGRADE: September 15, 2026. Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Belgrade xarunta Jamhuuriyadda Serbia, ayaa maanta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Belgrade ku qaabilay dhiggiisa Danjire Moncef Mansri, Danjiraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabiga Aljeeriya u fadhiya Jamhuuriyadda Serbia, oo booqasho sharafeed ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya. Labada Danjire waxay ka wada hadleen…
-

Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo Ka Ambabaxay Belgrade Kadib Ka-qaybgalka Shir-madaxeedka NAM
BELGRADE Date: 2 September 2026. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Belgrade ee dalka Serbia, ka dib markii uu si guul leh uga qeybgalay Shirka 65 Isbahaysiga siyaasadda Dowladdaha dhaxdhaxaadka iyo Dalalka ku bahoobay Non-Aligned Movement (NAM). Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Serbia, Mudane Marko Đurić, ayaa…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Wasiir Ku-xigeenka Sacuudiga oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal
BELGRADE Date: 2 September 2026. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Abdisalam Abdi Ali, ayaa kulan laba-geesood ah la yeeshay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Waleed Abdulkarim El Khereiji. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo horumarinta iskaashiga dhinacyada danta wadajirka ah, gaar…
-

Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Azerbaijan oo Xoojiyey Xiriirka Labada Dal
BELGRADE Date: 02 September 2026. Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Belgrade kula kulmay Marwo Sahiba Gafarova, Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Azerbaijan. Waxaana laga wada-xaajooday xoojinta xiriirka labada dal, iskaashiga baarlamaannada iyo ballaarinta dhinacyada danta wadajirka ah. Kulanka ayaa ka dhacay shir-madaxeedka Isbahaysiga siyaasadda dhaxdhaxaadka ee Non-Aligned Movement (NAM).
-

Soomaaliya iyo Serbia oo Xoojinaya Xiriirka iyo Iskaashiga Labada Dal
BELGRADE Date 1 Sebtembar 2026 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Abdi Ali, ayaa magaalada Belgrade kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Serbia, Mudane Marko Đurić. Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo ballaarinta iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Serbia, gaar ahaan dhinacyada…
-

Madaxweyne JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Serbia oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal
BELGRADE Date 1 September 2026, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan laba-geesood ah oo barbar socday Shir-madaxeedka 65-aad ee Dalalka Isbahaysiga siyaasadda dhaxdhaxaadka ee Non-Aligned Movement (NAM) ee magaalada Belgrade kula qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia, Mudane Aleksandar Vučić. Labada Madaxweyne ayaa diiradda saaray xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee Soomaaliya…
-

Soomaaliya oo Ka Qaybqaadanaysa Shirweynaha 65-guurada NAM ee Belgrade
BELGRADE date. 1-da Sebtembar 2026, magaalada Belgrade waxaa ka furmaya Munaasabadda Furitaanka Shirweynaha Isbahaysiga Dowladdaha dhax dhaxaadka iyo u dabaadegga xuska 65-guurada Dhaqdhaqaaqa Dalalka ku bahoobay Non-Aligned Movement (NAM). Munaasabaddan ayaa isu keentay hoggaamiyeyaasha iyo wakiillada dalalka NAM, si loo adkeeyo dadaallada wadajirka ah ee ku aaddan nabadda, madaxbannaanida, isku-duubnida, dhinacyada badan ee iskaashiga iyo…
-

Guddoomiye Ku-xigeenka Baarlamaanka Serbia oo Booqasho Sharafeed ku Yimid Safaaradda Soomaaliya ee Belgrade
BELGRADE June 28, 2026: Maanta, Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Belgrade Seriba waxaa sharaf u ahayd inay soo dhaweyso Mudane Dr. Edin Đerlek, Gudoomiye Ku-xigeenka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Serbia, oo booqasho ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya. Gudoomiyaha waxaa gacmo furan kusoo dhaweeyay Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed. Kulanku wuxuu ku qabsoomay jawi diirran oo…
-

Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo u gudbiyay Madaxweynaha dalka Ukraine
Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo u gudbiyay Madaxweynaha dalka Ukraine. Kyiv: November 05, 2025 — Madaxweynaha dalka Ukraine, Mudane Volodymyr Zelenskyy, ayaa ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ukraine, oo xaruntiisu tahay magaalada Belgrade-Serbia, Mudane Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed. Madaxweyne Zelenskyy waxa uu uga mahadceliyey…
-

Maalin Xusuus gaar ah Mudan!
Maanta waa maalin xusuus gaar ah mudan! Waa maalinta loo asteeyay xuska calankeena buluugga ah si rasmi ah ee xidigta cad dhexda kaga taal! Waa maaantii lasoo badhiga oo ku beegnayd October 12, 1954.Waa calan astaan u ah midnimada, wada-jirka, nabadda iyo gobannimada ummadda Soomaaliyeed. Soomaaliya ha Noolaato.