Skip to main content

Embassy of the Federal Republic of Somalia in Belgrade-Serbia.

Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Ghana oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

BELGRADE Date: 3 September 2026. Intii uu socday Shir-madaxeedka Dalalka kubahoobay Non-Aligned Movement (NAM) ee ka socda magaalada Belgrade, Serbia, Madaxweyne Dr. Hassan Sheikh Mohamud ayaa kulan doceed kula yeeshay Mudane John Mahama, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ghana.
Labada hoggaamiye waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Ghana, ballaarinta iskaashiga dhinacyada ay labada dal danaha ka leeyihiin, iyo horumarinta mudnaanta wadajirka ah ee nabadda, horumarka iyo barwaaqada qaaradda Afrika. πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡¬πŸ‡­

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *