Category: Blog

  • Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Ghana oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

    Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Ghana oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

    BELGRADE Date: 3 September 2026. Intii uu socday Shir-madaxeedka Dalalka kubahoobay Non-Aligned Movement (NAM) ee ka socda magaalada Belgrade, Serbia, Madaxweyne Dr. Hassan Sheikh Mohamud ayaa kulan doceed kula yeeshay Mudane John Mahama, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ghana. Labada hoggaamiye waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Ghana, ballaarinta iskaashiga dhinacyada ay…

  • Maalin Xusuus gaar ah Mudan!

    Maalin Xusuus gaar ah Mudan!

    Maanta waa maalin xusuus gaar ah mudan! Waa maalinta loo asteeyay xuska calankeena buluugga ah si rasmi ah ee xidigta cad dhexda kaga taal! Waa maaantii lasoo badhiga oo ku beegnayd October 12, 1954.Waa calan astaan u ah midnimada, wada-jirka, nabadda iyo gobannimada ummadda Soomaaliyeed. Soomaaliya ha Noolaato.