Mudane Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kusoo dhawoow Belgrade Serbia. 


Ka qaybgalkaaga Shirka 65-aad ee Xuska Aasaaska Dhaqdhaqaaqa Dalalka Isbahaysiga dhaxdhaxaadka ah ee Non-Aligned Movement (NAM) waa mid aad loo bogaadin doono, wuxuuna muujinayaa sida ay Soomaaliya uga go’an tahay nabadda, madaxbannaanida iyo iskaashiga caalamiga ah.



