Category: Celebration
-

Shirka Xuska 65-guurada Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Lahayn (NAM)
Mudane Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kusoo dhawoow Belgrade Serbia. Ka qaybgalkaaga Shirka 65-aad ee Xuska Aasaaska Dhaqdhaqaaqa Dalalka Isbahaysiga dhaxdhaxaadka ah ee Non-Aligned Movement (NAM) waa mid aad loo bogaadin doono, wuxuuna muujinayaa sida ay Soomaaliya uga go’an tahay nabadda, madaxbannaanida iyo iskaashiga caalamiga ah.
-

Hambalyo Maalinta Xoriyadda iyo Midnimadda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee 1-da Luulyo
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Belgrade, Serbia, waxay hambalyo iyo bogaadin u direysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gudaha iyo dibadda, munaasabadda qiimaha badan ee 1-da Luulyo oo ah maalinta xornimadda shacbiga Soomaaliya taas oo horseedday dhismaha Jamhuuriyadda Soomaaliyeed sanadkii 1960-kii. 1-da Luulyo waa maalin xusuus qaran leh oo aynu dib ugu milicsanno halgankii naf-hurnimo ee ay…
