BELGRADE date. 1-da Sebtembar 2026, magaalada Belgrade waxaa ka furmaya Munaasabadda Furitaanka Shirweynaha Isbahaysiga Dowladdaha dhax dhaxaadka iyo u dabaadegga xuska 65-guurada Dhaqdhaqaaqa Dalalka ku bahoobay Non-Aligned Movement (NAM).
Munaasabaddan ayaa isu keentay hoggaamiyeyaasha iyo wakiillada dalalka NAM, si loo adkeeyo dadaallada wadajirka ah ee ku aaddan nabadda, madaxbannaanida, isku-duubnida, dhinacyada badan ee iskaashiga iyo wada-shaqeynta caalamiga ah.
Soomaaliya waxay ku faanaysaa inay ka qaybqaadato shirkan taariikhiga ah ee lagu qabanayo magaalada Belgrade.





