Skip to main content

Embassy of the Federal Republic of Somalia in Belgrade-Serbia.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Wasiir Ku-xigeenka Sacuudiga oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

BELGRADE Date: 2 September 2026. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Abdisalam Abdi Ali, ayaa kulan laba-geesood ah la yeeshay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Waleed Abdulkarim El Khereiji.
Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo horumarinta iskaashiga dhinacyada danta wadajirka ah, gaar ahaan arrimaha badda cas iyo geeska Afrika. πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡¦

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *