Category: Somalia

  • Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo u gudbiyay Madaxweynaha dalka Ukraine

    Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo u gudbiyay Madaxweynaha dalka Ukraine

    Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo u gudbiyay Madaxweynaha dalka Ukraine. Kyiv: November 05, 2025 — Madaxweynaha dalka Ukraine, Mudane Volodymyr Zelenskyy, ayaa ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ukraine, oo xaruntiisu tahay magaalada Belgrade-Serbia, Mudane Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed. Madaxweyne Zelenskyy waxa uu uga mahadceliyey…

  • Maalin Xusuus gaar ah Mudan!

    Maalin Xusuus gaar ah Mudan!

    Maanta waa maalin xusuus gaar ah mudan! Waa maalinta loo asteeyay xuska calankeena buluugga ah si rasmi ah ee xidigta cad dhexda kaga taal! Waa maaantii lasoo badhiga oo ku beegnayd October 12, 1954.Waa calan astaan u ah midnimada, wada-jirka, nabadda iyo gobannimada ummadda Soomaaliyeed. Soomaaliya ha Noolaato. 

  • Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si meeqaam sare ah loogu soo dhoweeyey Madaxtooyada Serbia.

    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si meeqaam sare ah loogu soo dhoweeyey Madaxtooyada Serbia.

    Belgrade, Sebteembar 02 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magaalada Belgrade kulan miro dhal ah kula yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Serbia, Mudane Đuro Macut, iyaga oo ka wada hadlay arrimo dhowr oo ay ka mid yihiin, xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga, maalgashiga, iyo…

  • Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray caasimadda dalka Serbia ee Belgrade

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray caasimadda dalka Serbia ee Belgrade

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray caasimadda dalka Serbia ee Belgrade, halkaas oo ay uga bilaaban doonto booqasho rasmi ah oo la xiriirta xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya labada dal. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxda Serbia ayaa ka wada hadli doono arrimo muhiim…

  • Hambalyo Maalinta Xoriyadda iyo Midnimadda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee 1-da Luulyo

    Hambalyo Maalinta Xoriyadda iyo Midnimadda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee 1-da Luulyo

    Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Belgrade, Serbia, waxay hambalyo iyo bogaadin u direysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gudaha iyo dibadda, munaasabadda qiimaha badan ee 1-da Luulyo oo ah maalinta xornimadda shacbiga Soomaaliya taas oo horseedday dhismaha Jamhuuriyadda Soomaaliyeed sanadkii 1960-kii. 1-da Luulyo waa maalin xusuus qaran leh oo aynu dib ugu milicsanno halgankii naf-hurnimo ee ay…

  • Hambalyo Maalinta Xoriyadda iyo Midnimadda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee 1-da Luulyo

    Hambalyo Maalinta Xoriyadda iyo Midnimadda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee 1-da Luulyo

    Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Belgrade, Serbia, waxay hambalyo iyo bogaadin u direysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gudaha iyo dibadda, munaasabadda qiimaha badan ee 1-da Luulyo oo ah maalinta xornimadda shacbiga Soomaaliya taas oo horseedday dhismaha Jamhuuriyadda Soomaaliyeed sanadkii 1960-kii. 1-da Luulyo waa maalin xusuus qaran leh oo aynu dib ugu milicsanno halgankii naf-hurnimo ee ay…

  • shirka joogtada ah ee Danjireyaasha Dowladdaha ku bahoobaya Jaamacadda Carabta

    shirka joogtada ah ee Danjireyaasha Dowladdaha ku bahoobaya Jaamacadda Carabta

    Belgrade 06, June, 2025 Danjire Mohamed Abdullahi Ahmed ayaa ka qeyb galay shirka joogtada ah ee Danjireyaasha Dowladdaha ku bahoobaya Jaamacadda Carabta ee ka howl-gala xarunta Caasimadda Belgrade ee Jamhuuriyadda Serbia. Shirkan joogtadda ah ayaa waxaa looga hadlaa Umuuraha jira iyo xaaladda xiligaas taagan ee dunidda, gaar ahaa golabadda Baltic iyo Balkan ee Qaaradda Yurub.…

  • Soomaaliya ayaa mar kale loo doortay

    Soomaaliya ayaa mar kale loo doortay

    Soomaaliya ayaa mar kale loo doortay in ay kasii mid ahaato Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay laga bilaabo 2022 ilaa 2024. Soomaaliya waxaa ay ku guuleysatay aqlabiyad aad u badan, waxayna heshay 171 cod 193da xubnood ee Golaha Guud. Soomaaliya waxay uga mahadcelineysaa dowladaha xubnaha ka ah Golalaha guud ee Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa,…

  • Somalia Comunity

    Somalia Comunity

    Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ee Belgrade waxaa bogaadinaysaa doorashadda la doorta Gudoomiyaha Ardeyda Soomaaliyeed ee Waxbarashada u jooga dalka Serbia Cali Axmed Yasin iyo Ku-xigeenkiisa Maxamuud Cabdiraxmaan Cabdullaahi. Danjiraha iyo dhamaan Diplomaasiyiinta Safaaradda ayaa Arday iyo Hoggaankooduba u rajeeyay Guul, iyo in ay ka Lib-keenaan tacliinta ay u soo doonteen dalka Serbia. .

  • Wasiirka Amniga Gudaha

    Wasiirka Amniga Gudaha

    November 28, 2024 BELGRADE SERBIA: Wasiirka Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya General Abdullahi Sheikh Ismail – Fartaag oo booqasho shaqo ku Belgrade Serbia ayaa maanta tababar u soo xiray in ka badan sodon sargaal oo ka tirsan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Saraakiishan oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa nasiib u helay in ay…