Author: admin

  • Maalinta Farxada leh ee Africa

    Maalinta Farxada leh ee Africa

    Maalinta Farxada leh ee Africa aawgeed! Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ee Belgrade Serbia waxay dhiri-gelinaysaa in xusno dhaqamada, taariikhda shacbigga Afrika. Dadka Africa waxaa muhiim u ah Midnimo, horumar, nabad, wada-jirka, is ixtiraamka ka dhaxeeyay Qaramadda dalalka qaaradda iyo ilaalinta danaha mustaqbalkoodda ee ku dhisan xiriirka ay la leeyihiin dunidda inteeda kale!

  • Sawirka taariikhiga ah ee Josip Broz Tito oo jeedinaya khudbadii furitaanka shirka NAM

    Sawirka taariikhiga ah ee Josip Broz Tito oo jeedinaya khudbadii furitaanka shirka NAM

    Historical picture of the Josip Broz Tito delivering by the opening speech of the NAM Conference of the Heads of States and Governments of Non-Aligned Countries in 1961..        

  • Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa kulan shaqo la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Czech Republic

    Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa kulan shaqo la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Czech Republic

    Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed  ayaa maanta kulan shaqo la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Czech Republic  Danjire Tomáš Kuchta. Waxay ka wada hadleen arrimo dhowr ah sida iskaashiga siyaasadda golayaasha Dunida & xoojinta xiriirka labada Dal oo ay ka mid yihiin ixtiraamka madax-banaanida iyo midnimadda dhuleed ee labada Dal.     

  • Danjiraha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya ee dalka Serbia

    Danjiraha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya ee dalka Serbia

    Danjiraha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya ee dalka Serbia oo Kulan gaar ah la qaatay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Serbia. Belgrade, Nofeembar 11, 2022: Danjiraha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya u qaabilsan dalka Serbia Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa kulan miro dhal ah la qaatay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Serbia Mudane…

  • November 29, 2024 BELGRADE SERBIA:

    November 29, 2024 BELGRADE SERBIA:

    November 29, 2024 BELGRADE SERBIA: Wasiirka Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya General Abdullahi Sheekh Ismaaciil – Fartaag oo ku guda jira booqashadisii Belgrade Serbia ayaa maanta booqaday Machaddka Daraasaadka Cilmi baarita Amniga Dunidda Siyaasadda Dhaqaalaha iyo Tiknoolajidda ee Vlatacom. Madaxda Machaddka Vladimir Dr. Vladimir Cizelj ayaa Wasiirka wax bixin guud ka siiyay shaqada…

  • kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

    kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

    Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ee Belgrade Serbia waxaa sharfay u ah qaban-qaabinta iyo fududaynta kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Bosnia Herzegovina Madaxweyne Željka Cvijanović oo dhacay inta ay socotay Madasha Diblomaasiyadda ee Antalya 2025. Labada Madaxweyne ayaa wadahadlay, arrimaha Golaha Ammaanka ee Jimciyadda Quruumaha ka Dhaxaysa ee socda, isbeddellada muhiimka ah…

  • Wasiirka Amniga Gudaha

    Wasiirka Amniga Gudaha

    November 28, 2024 BELGRADE SERBIA: Wasiirka Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya General Abdullahi Sheikh Ismail – Fartaag oo booqasho shaqo ku Belgrade Serbia ayaa maanta tababar u soo xiray in ka badan sodon sargaal oo ka tirsan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Saraakiishan oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa nasiib u helay in ay…

  • December 04, 2024 BELGRADE SERBIA

    December 04, 2024 BELGRADE SERBIA

    December 04, 2024 BELGRADE SERBIA: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Yuusuf Cali Maxamed oo shaqo ku jooga Belgrade, ayaa ka qeyb gelay shirka sanadlaha ah ee Serbia-Africa Integrity. Isagoo kulamo guud mid gaar ahna la yeeshay Madaxda Amniga Dowladda Serbia iyo kasoo qeyb-galayaasha shir-weynaha la magac-baxay Sharafta Serbia…

  • On the occasion of Africa Day

    On the occasion of Africa Day

    Farxada Maalinta Afrika aawgeed, Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka ah Soomaaliya ee Belgrade waxaa ay dhamaan dadyowga Afrika u rajeyneysaa farxad, nabad iyo baraare. On the occasion of Africa Day, the Embassy of the Federal Republic of Somalia in Belgrade wishes all Africans happiness, peace and prosperity. The languages only differ in their grammar, their pronunciation and…