Day: September 15, 2026
-

Safiirrada Soomaaliya iyo Aljeeriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka iyo Iskaashiga Labada Dal
BELGRADE: September 15, 2026. Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Belgrade xarunta Jamhuuriyadda Serbia, ayaa maanta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Belgrade ku qaabilay dhiggiisa Danjire Moncef Mansri, Danjiraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabiga Aljeeriya u fadhiya Jamhuuriyadda Serbia, oo booqasho sharafeed ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya. Labada Danjire waxay ka wada hadleen…