Day: November 17, 2025
-

Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo u gudbiyay Madaxweynaha dalka Ukraine
Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo u gudbiyay Madaxweynaha dalka Ukraine. Kyiv: November 05, 2025 — Madaxweynaha dalka Ukraine, Mudane Volodymyr Zelenskyy, ayaa ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ukraine, oo xaruntiisu tahay magaalada Belgrade-Serbia, Mudane Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed. Madaxweyne Zelenskyy waxa uu uga mahadceliyey…
-

Maalin Xusuus gaar ah Mudan!
Maanta waa maalin xusuus gaar ah mudan! Waa maalinta loo asteeyay xuska calankeena buluugga ah si rasmi ah ee xidigta cad dhexda kaga taal! Waa maaantii lasoo badhiga oo ku beegnayd October 12, 1954.Waa calan astaan u ah midnimada, wada-jirka, nabadda iyo gobannimada ummadda Soomaaliyeed. Soomaaliya ha Noolaato.