Category: Blog
-

Maalin Xusuus gaar ah Mudan!
Maanta waa maalin xusuus gaar ah mudan! Waa maalinta loo asteeyay xuska calankeena buluugga ah si rasmi ah ee xidigta cad dhexda kaga taal! Waa maaantii lasoo badhiga oo ku beegnayd October 12, 1954.Waa calan astaan u ah midnimada, wada-jirka, nabadda iyo gobannimada ummadda Soomaaliyeed. Soomaaliya ha Noolaato.