Category: Ambassador
-

Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo u gudbiyay Madaxweynaha dalka Ukraine
Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo u gudbiyay Madaxweynaha dalka Ukraine. Kyiv: November 05, 2025 — Madaxweynaha dalka Ukraine, Mudane Volodymyr Zelenskyy, ayaa ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ukraine, oo xaruntiisu tahay magaalada Belgrade-Serbia, Mudane Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed. Madaxweyne Zelenskyy waxa uu uga mahadceliyey…
-

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si meeqaam sare ah loogu soo dhoweeyey Madaxtooyada Serbia.
Belgrade, Sebteembar 02 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magaalada Belgrade kulan miro dhal ah kula yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Serbia, Mudane Đuro Macut, iyaga oo ka wada hadlay arrimo dhowr oo ay ka mid yihiin, xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga, maalgashiga, iyo…
-

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray caasimadda dalka Serbia ee Belgrade
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray caasimadda dalka Serbia ee Belgrade, halkaas oo ay uga bilaaban doonto booqasho rasmi ah oo la xiriirta xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya labada dal. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxda Serbia ayaa ka wada hadli doono arrimo muhiim…
-

Somali Embassy in Belgrade
Chargé d’Affairs of the Embassy of Somalia to Serbia presents his credentials to the Foreign Minister Belgrade, September 19, 2021 – The Chargé d’Affairs of the Embassy of the Federal Republic of Somalia to the Republic of Serbia, Mr. Mohamed Abdullahi Ahmed, handed over, on Saturday, his credentials to the Serbian Minister of Foreign Affairs,…
