Skip to main content

Embassy of the Federal Republic of Somalia in Belgrade-Serbia.

Shirka Xuska 65-guurada Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Lahayn (NAM)

Mudane Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kusoo dhawoow Belgrade Serbia. 🇷🇸🤝🇸🇴
Ka qaybgalkaaga Shirka 65-aad ee Xuska Aasaaska Dhaqdhaqaaqa Dalalka Isbahaysiga dhaxdhaxaadka ah ee Non-Aligned Movement (NAM) waa mid aad loo bogaadin doono, wuxuuna muujinayaa sida ay Soomaaliya uga go’an tahay nabadda, madaxbannaanida iyo iskaashiga caalamiga ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *