Day: October 21, 2026
-

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Masar oo Kulan la Yeeshay Wasiiru-Dawlaha Arrimaha Dibadda Serbia, Kana Wada Hadlay Amniga iyo Xasilloonida Gobolka
BELGRADE: 21 October 2026, Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Axmed, iyo Danjiraha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane Axmed Salam Suleyman, ayaa kulan wadajirka ah la yeeshay Wasiiru-Dawladda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Serbia, Mudane Damjan Jović, oo uu wehelinayay Agaasimaha Afrika iyo Bariga Dhexe danjire Djura Likar. Danjirayaashu waxay ka warbixiyeen natiijooyinkii Shir-madaxeedkii Wadatashiga Afarta…