Day: July 29, 2026
-

Guddoomiye Ku-xigeenka Baarlamaanka Serbia oo Booqasho Sharafeed ku Yimid Safaaradda Soomaaliya ee Belgrade
BELGRADE June 28, 2026: Maanta, Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Belgrade Seriba waxaa sharaf u ahayd inay soo dhaweyso Mudane Dr. Edin Đerlek, Gudoomiye Ku-xigeenka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Serbia, oo booqasho ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya. Gudoomiyaha waxaa gacmo furan kusoo dhaweeyay Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed. Kulanku wuxuu ku qabsoomay jawi diirran oo…