Day: August 27, 2022
-
Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa kulan shaqo la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Czech Republic
Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta kulan shaqo la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Czech Republic Danjire Tomáš Kuchta. Waxay ka wada hadleen arrimo dhowr ah sida iskaashiga siyaasadda golayaasha Dunida & xoojinta xiriirka labada Dal oo ay ka mid yihiin ixtiraamka madax-banaanida iyo midnimadda dhuleed ee labada Dal.