Embassy of the Federal Republic of Somalia in Belgrade-Serbia.

Somalia Comunity

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ee Belgrade waxaa bogaadinaysaa doorashadda la doorta Gudoomiyaha Ardeyda Soomaaliyeed ee Waxbarashada u jooga dalka Serbia Cali Axmed Yasin iyo Ku-xigeenkiisa Maxamuud Cabdiraxmaan Cabdullaahi.

Danjiraha iyo dhamaan Diplomaasiyiinta Safaaradda ayaa Arday iyo Hoggaankooduba u rajeeyay Guul, iyo in ay ka Lib-keenaan tacliinta ay u soo doonteen dalka Serbia. πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡·πŸ‡Έ.

Gadoomiye ku Xigeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *