Maalinta Farxada leh ee Africa

Maalinta Farxada leh ee Africa aawgeed! Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ee Belgrade Serbia waxay dhiri-gelinaysaa in xusno dhaqamada, taariikhda shacbigga Afrika.

Dadka Africa waxaa muhiim u ah Midnimo, horumar, nabad, wada-jirka, is ixtiraamka ka dhaxeeyay Qaramadda dalalka qaaradda iyo ilaalinta danaha mustaqbalkoodda ee ku dhisan xiriirka ay la leeyihiin dunidda inteeda kale! 🌍

African Day.


Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *