Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ee Belgrade waxaa bogaadinaysaa doorashadda la doorta Gudoomiyaha Ardeyda Soomaaliyeed ee Waxbarashada u jooga dalka Serbia Cali Axmed Yasin iyo Ku-xigeenkiisa Maxamuud Cabdiraxmaan Cabdullaahi.
Danjiraha iyo dhamaan Diplomaasiyiinta Safaaradda ayaa Arday iyo Hoggaankooduba u rajeeyay Guul, iyo in ay ka Lib-keenaan tacliinta ay u soo doonteen dalka Serbia. .

