Embassy of the Federal Republic of Somalia in Belgrade-Serbia.

Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa kulan shaqo la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Czech Republic

Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed  ayaa maanta kulan shaqo la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Czech Republic

 Danjire Tomáš Kuchta. Waxay ka wada hadleen arrimo dhowr ah sida iskaashiga siyaasadda golayaasha Dunida & xoojinta xiriirka labada Dal oo ay ka mid yihiin ixtiraamka madax-banaanida iyo midnimadda dhuleed ee labada Dal. 

🇸🇴
🇨🇿
Meeting.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *