{"id":8653,"date":"2026-07-29T18:30:32","date_gmt":"2026-07-29T18:30:32","guid":{"rendered":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/?p=8653"},"modified":"2026-07-29T18:30:32","modified_gmt":"2026-07-29T18:30:32","slug":"guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamaanka-serbia-oo-booqasho-sharafeed-ku-yimid-safaaradda-soomaaliya-ee-belgrade","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamaanka-serbia-oo-booqasho-sharafeed-ku-yimid-safaaradda-soomaaliya-ee-belgrade\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Ku-xigeenka Baarlamaanka Serbia oo Booqasho Sharafeed ku Yimid Safaaradda Soomaaliya ee Belgrade"},"content":{"rendered":"<p>BELGRADE June 28, 2026: Maanta, Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Belgrade Seriba waxaa sharaf u ahayd inay soo dhaweyso Mudane Dr. Edin \u0110erlek, Gudoomiye Ku-xigeenka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Serbia, oo booqasho ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya. Gudoomiyaha waxaa gacmo furan kusoo dhaweeyay Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed.<\/p>\n<p>Kulanku wuxuu ku qabsoomay jawi diirran oo saaxiibtinimo leh, iyadoo labada dhinac ay dib u xaqiijiyeen saaxiibtinimada soo jireenka ah ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Serbia, isla markaana ay ka wada hadleen sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka laba geesoodka ah iyo iskaashiga baarlamaanada labada dal iyo sidii loo taaba-gelin lahaa guddiyadda saaxiibtinimada ee labadda Baarlamaan. Waxay sidoo kale is dhaafsadeen aragtiyo ku saabsan arrimo ay labada dal danaynayaan, iyagoo mar kale caddeeyey sida ay uga go&#8217;an tahay xoojinta iskaashiga si ay uga faa&#8217;iideystaan labada dal iyo labada shacab.<\/p>\n<p>Danjire Maxamed Cabdullaahi wuxuu u muujiyay mahadnaq iyo qadarin buuxda Mudane Edin \u0110erlek booqashadiisa qiimaha leh ee xarunta Safaaradda, isagoo u rajaynayay in iskaashiga iyo saaxiibtinimada labada dal uu noqdo mid waara.<\/p>\n<p>Wabillaahi Towfiiq<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-8653 gallery-columns-3 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamaanka-serbia-oo-booqasho-sharafeed-ku-yimid-safaaradda-soomaaliya-ee-belgrade\/1-4\/'><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"810\" height=\"1080\" src=\"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/1.jpeg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/1.jpeg 810w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/1-225x300.jpeg 225w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/1-768x1024.jpeg 768w\" sizes=\"(max-width: 810px) 100vw, 810px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamaanka-serbia-oo-booqasho-sharafeed-ku-yimid-safaaradda-soomaaliya-ee-belgrade\/3-4\/'><img decoding=\"async\" width=\"754\" height=\"1080\" src=\"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/3.jpeg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/3.jpeg 754w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/3-209x300.jpeg 209w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/3-715x1024.jpeg 715w\" sizes=\"(max-width: 754px) 100vw, 754px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamaanka-serbia-oo-booqasho-sharafeed-ku-yimid-safaaradda-soomaaliya-ee-belgrade\/2-4\/'><img decoding=\"async\" width=\"794\" height=\"1080\" src=\"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/2.jpeg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/2.jpeg 794w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/2-221x300.jpeg 221w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/2-753x1024.jpeg 753w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/2-768x1045.jpeg 768w\" sizes=\"(max-width: 794px) 100vw, 794px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamaanka-serbia-oo-booqasho-sharafeed-ku-yimid-safaaradda-soomaaliya-ee-belgrade\/4-4\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"563\" height=\"1000\" src=\"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/4.jpeg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/4.jpeg 563w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/4-169x300.jpeg 169w\" sizes=\"(max-width: 563px) 100vw, 563px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamaanka-serbia-oo-booqasho-sharafeed-ku-yimid-safaaradda-soomaaliya-ee-belgrade\/9-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"598\" height=\"1080\" src=\"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/9.jpeg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/9.jpeg 598w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/9-166x300.jpeg 166w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/9-567x1024.jpeg 567w\" sizes=\"(max-width: 598px) 100vw, 598px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamaanka-serbia-oo-booqasho-sharafeed-ku-yimid-safaaradda-soomaaliya-ee-belgrade\/6-4\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1076\" height=\"1038\" src=\"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/6.jpeg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/6.jpeg 1076w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/6-300x289.jpeg 300w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/6-1024x988.jpeg 1024w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/6-768x741.jpeg 768w\" sizes=\"(max-width: 1076px) 100vw, 1076px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>BELGRADE June 28, 2026: Maanta, Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Belgrade Seriba waxaa sharaf u ahayd inay soo dhaweyso Mudane Dr. Edin \u0110erlek, Gudoomiye Ku-xigeenka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Serbia, oo booqasho ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya. Gudoomiyaha waxaa gacmo furan kusoo dhaweeyay Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed. Kulanku wuxuu ku qabsoomay jawi diirran oo saaxiibtinimo leh, iyadoo labada dhinac ay dib u xaqiijiyeen saaxiibtinimada soo jireenka ah ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Serbia, isla markaana ay ka wada hadleen sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka laba geesoodka ah iyo iskaashiga baarlamaanada labada dal iyo sidii loo taaba-gelin lahaa guddiyadda saaxiibtinimada ee labadda Baarlamaan. Waxay sidoo kale is dhaafsadeen aragtiyo ku saabsan arrimo ay labada dal danaynayaan, iyagoo mar kale caddeeyey sida ay uga go&#8217;an tahay xoojinta iskaashiga si ay uga faa&#8217;iideystaan labada dal iyo labada shacab. Danjire Maxamed Cabdullaahi wuxuu u muujiyay mahadnaq iyo qadarin buuxda Mudane Edin \u0110erlek booqashadiisa qiimaha leh ee xarunta Safaaradda, isagoo u rajaynayay in iskaashiga iyo saaxiibtinimada labada dal uu noqdo mid waara. Wabillaahi Towfiiq &nbsp;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8659,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"give_campaign_id":0,"_eb_attr":"","footnotes":""},"categories":[22,23,41,42],"tags":[],"class_list":["post-8653","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-about-serbia","category-ambassador","category-meeting","category-somalia"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8653","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8653"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8653\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8662,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8653\/revisions\/8662"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8659"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8653"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8653"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8653"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}