{"id":355,"date":"2022-08-20T01:26:42","date_gmt":"2022-08-20T01:26:42","guid":{"rendered":"https:\/\/themeger.shop\/wordpress\/katen\/classic\/?p=52"},"modified":"2025-05-29T22:52:48","modified_gmt":"2025-05-29T22:52:48","slug":"5-easy-ways-you-can-turn-future-into-success","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/5-easy-ways-you-can-turn-future-into-success\/","title":{"rendered":"December 04, 2024 BELGRADE SERBIA"},"content":{"rendered":"\n<p>December 04, 2024 BELGRADE SERBIA:<\/p>\n\n\n\n<p>Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Yuusuf Cali Maxamed oo shaqo ku jooga Belgrade, ayaa ka qeyb gelay shirka sanadlaha ah ee Serbia-Africa Integrity. Isagoo kulamo guud mid gaar ahna la yeeshay Madaxda Amniga Dowladda Serbia iyo kasoo qeyb-galayaasha shir-weynaha la magac-baxay Sharafta Serbia iyo Africa.<\/p>\n\n\n\n<p>Shirkan oo sanadkiiba mar la qabo ayaa waxaa lasoo qeyb-galay 51 dal oo dalalka Africa ah. Shirka waxaa lagu xoojiyaa xiriirka Serbia iyo Qaarada oo dhisan in ka badan 100 sano.<\/p>\n\n\n\n<p>Fursada ayaa ah mid looga leh faa&#8217;iidooyin fara-badan oo ay saldhig looga dhigay xoojinta xiriirka Qaarada iyo dalalka Yurubta Bari oo ay Belgrade xarunta dhaxe u tahay, waxaana lagu casuumaa Madaxda Hey&#8217;addaha Amniga ee Qaarada Africa.<\/p>\n\n\n\n<p>Soomaaliya waxaa ku matalayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Dr. Yuusuf Cali iyo la-taliyaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Agaasimaha ayaa mahad balaaran u celiyay Dowladda Serbia marti-gelinta wanaagsan ee ay qaateen Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<p>Agaasime Dr. Yuusuf ayaa hambaliyeeyay Safaaradda iyo Diblomaasiyiinta ka howl-gala intuba, sida hagar la&#8217;aanta ah ee ay Qarankoodda ugu shaqeeyaan. <img decoding=\"async\" height=\"16\" width=\"16\" alt=\"\ud83c\uddf8\ud83c\uddf4\" src=\"https:\/\/static.xx.fbcdn.net\/images\/emoji.php\/v9\/ta6\/1\/16\/1f1f8_1f1f4.png\"><img decoding=\"async\" height=\"16\" width=\"16\" alt=\"\ud83e\udd1d\" src=\"https:\/\/static.xx.fbcdn.net\/images\/emoji.php\/v9\/t64\/1\/16\/1f91d.png\"><img decoding=\"async\" height=\"16\" width=\"16\" alt=\"\ud83c\uddf7\ud83c\uddf8\" src=\"https:\/\/static.xx.fbcdn.net\/images\/emoji.php\/v9\/te9\/1\/16\/1f1f7_1f1f8.png\"><\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"682\" src=\"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/481041807_625456610106229_2165663216914483493_n-1024x682.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-550\" srcset=\"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/481041807_625456610106229_2165663216914483493_n-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/481041807_625456610106229_2165663216914483493_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/481041807_625456610106229_2165663216914483493_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/481041807_625456610106229_2165663216914483493_n-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/481041807_625456610106229_2165663216914483493_n-550x367.jpg 550w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/481041807_625456610106229_2165663216914483493_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/481041807_625456610106229_2165663216914483493_n.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><figcaption class=\"wp-element-caption\">Conference.<\/figcaption><\/figure>\n\n\n\n<p>Soomaaliya waxaa ku matalayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Dr. Yuusuf Cali iyo la-taliyaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Agaasimaha ayaa mahad balaaran u celiyay Dowladda Serbia marti-gelinta wanaagsan ee ay qaateen Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<p>Agaasime Dr. Yuusuf ayaa hambaliyeeyay Safaaradda iyo Diblomaasiyiinta ka howl-gala intuba, sida hagar la&#8217;aanta ah ee ay Qarankoodda ugu shaqeeyaan. <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" height=\"16\" width=\"16\" src=\"https:\/\/static.xx.fbcdn.net\/images\/emoji.php\/v9\/ta6\/1\/16\/1f1f8_1f1f4.png\" alt=\"\ud83c\uddf8\ud83c\uddf4\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" height=\"16\" width=\"16\" src=\"https:\/\/static.xx.fbcdn.net\/images\/emoji.php\/v9\/t64\/1\/16\/1f91d.png\" alt=\"\ud83e\udd1d\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" height=\"16\" width=\"16\" src=\"https:\/\/static.xx.fbcdn.net\/images\/emoji.php\/v9\/te9\/1\/16\/1f1f7_1f1f8.png\" alt=\"\ud83c\uddf7\ud83c\uddf8\"><\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image alignleft size-full is-style-default\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"593\" height=\"395\" src=\"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/481092042_625456653439558_618139005620292599_n.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-551\" srcset=\"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/481092042_625456653439558_618139005620292599_n.jpg 593w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/481092042_625456653439558_618139005620292599_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/481092042_625456653439558_618139005620292599_n-550x367.jpg 550w\" sizes=\"(max-width: 593px) 100vw, 593px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p><\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery has-nested-images columns-default is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><\/figure>\n\n\n\n<h3 class=\"wp-block-heading\"><\/h3>\n\n\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>December 04, 2024 BELGRADE SERBIA: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Yuusuf Cali Maxamed oo shaqo ku jooga Belgrade, ayaa ka qeyb gelay shirka sanadlaha ah ee Serbia-Africa Integrity. Isagoo kulamo guud mid gaar ahna la yeeshay Madaxda Amniga Dowladda Serbia iyo kasoo qeyb-galayaasha shir-weynaha la magac-baxay Sharafta Serbia iyo Africa. Shirkan oo sanadkiiba mar la qabo ayaa waxaa lasoo qeyb-galay 51 dal oo dalalka Africa ah. Shirka waxaa lagu xoojiyaa xiriirka Serbia iyo Qaarada oo dhisan in ka badan 100 sano. Fursada ayaa ah mid looga leh faa&#8217;iidooyin fara-badan oo ay saldhig looga dhigay xoojinta xiriirka Qaarada iyo dalalka Yurubta Bari oo ay Belgrade xarunta dhaxe u tahay, waxaana lagu casuumaa Madaxda Hey&#8217;addaha Amniga ee Qaarada Africa. Soomaaliya waxaa ku matalayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Dr. Yuusuf Cali iyo la-taliyaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Agaasimaha ayaa mahad balaaran u celiyay Dowladda Serbia marti-gelinta wanaagsan ee ay qaateen Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya. Agaasime Dr. Yuusuf ayaa hambaliyeeyay Safaaradda iyo Diblomaasiyiinta ka howl-gala intuba, sida hagar la&#8217;aanta ah ee ay Qarankoodda ugu shaqeeyaan. Soomaaliya waxaa ku matalayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Dr. Yuusuf Cali iyo la-taliyaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Agaasimaha ayaa mahad balaaran u celiyay Dowladda Serbia marti-gelinta wanaagsan ee ay qaateen Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya. Agaasime Dr. Yuusuf ayaa hambaliyeeyay Safaaradda iyo Diblomaasiyiinta ka howl-gala intuba, sida hagar la&#8217;aanta ah ee ay Qarankoodda ugu shaqeeyaan.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":549,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"audio","meta":{"give_campaign_id":0,"_eb_attr":"","footnotes":""},"categories":[22],"tags":[26,29],"class_list":["post-355","post","type-post","status-publish","format-audio","has-post-thumbnail","hentry","category-about-serbia","tag-audio","tag-image","post_format-post-format-audio"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/355","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=355"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/355\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":552,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/355\/revisions\/552"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media\/549"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=355"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=355"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=355"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}