{"id":354,"date":"2022-08-23T11:15:51","date_gmt":"2022-08-23T11:15:51","guid":{"rendered":"https:\/\/themeger.shop\/wordpress\/katen\/classic\/?p=50"},"modified":"2025-05-29T22:32:31","modified_gmt":"2025-05-29T22:32:31","slug":"10-ways-to-immediately-start-selling-furniture","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/10-ways-to-immediately-start-selling-furniture\/","title":{"rendered":"Wasiirka Amniga Gudaha"},"content":{"rendered":"\n<p>November 28, 2024 BELGRADE SERBIA:<\/p>\n\n\n\n<p>Wasiirka Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya General <a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/sen.fartaag?__cft__[0]=AZVyKybtvXShPDrAGpnyaHm5AtPKDOvCurPgRa_M0mXqWOtFsSokUeYo4pw40uQyqruoClRdXW57qGBG6ojxvpKFfpwGe76jdhRM7V7hxCwCWFDUKLrAY14b_cPkBY9rKzNE20W8RjhIXK9DmH-PgcMsERr-pgsrofsOBrMlQekK4w&amp;__tn__=-]K-R\">Abdullahi Sheikh Ismail &#8211; Fartaag<\/a> oo booqasho shaqo ku Belgrade Serbia ayaa maanta tababar u soo xiray in ka badan sodon sargaal oo ka tirsan <a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/BooliiskaSoomaaliya?__cft__[0]=AZVyKybtvXShPDrAGpnyaHm5AtPKDOvCurPgRa_M0mXqWOtFsSokUeYo4pw40uQyqruoClRdXW57qGBG6ojxvpKFfpwGe76jdhRM7V7hxCwCWFDUKLrAY14b_cPkBY9rKzNE20W8RjhIXK9DmH-PgcMsERr-pgsrofsOBrMlQekK4w&amp;__tn__=-]K-R\">Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed<\/a>.<\/p>\n\n\n\n<p>Saraakiishan oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa nasiib u helay in ay si sax ah uga faa&#8217;iodeystaan Tababarkan xirfadeed oo Dowladda Serbia ugu deeqaday Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.<\/p>\n\n\n\n<p>Fursadani waxay muujineysa horumar la taaban karo ee ay hiigsanayaan Booliska Soomaaliyeed, taasoo u sahlaysa saraakiisha da&#8217;da yar ee Gabdhaha iyo Wiilashaba leh inay kor u qaadaan xirfaddooda aqooneed ee ka hortaga dhibaatooyinka, dambiyadda abaabulan iyo ilaalinta sharciga iyo kala dambeynta.<\/p>\n\n\n\n<p><\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"768\" src=\"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/481899372_625454213439802_7435083670294712381_n-1024x768.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-540\" srcset=\"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/481899372_625454213439802_7435083670294712381_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/481899372_625454213439802_7435083670294712381_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/481899372_625454213439802_7435083670294712381_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/481899372_625454213439802_7435083670294712381_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/481899372_625454213439802_7435083670294712381_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><figcaption class=\"wp-element-caption\">Booliska Somalia.<\/figcaption><\/figure>\n\n\n\n<p>Wasiirka Amniga Gudaha General Fartaag ayaa mahad balaaran u celiyay door wanaagsan ee ay qaateen <a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/MFASomalia?__cft__[0]=AZVyKybtvXShPDrAGpnyaHm5AtPKDOvCurPgRa_M0mXqWOtFsSokUeYo4pw40uQyqruoClRdXW57qGBG6ojxvpKFfpwGe76jdhRM7V7hxCwCWFDUKLrAY14b_cPkBY9rKzNE20W8RjhIXK9DmH-PgcMsERr-pgsrofsOBrMlQekK4w&amp;__tn__=-]K-R\">Wasaaradda Arrimaha Dibadda<\/a> Soomaaliya iyo Diblomaasiyiinta ka howl-gala Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Belgrade Serbia, oo uu ugu horeyeen Danjiraha. <img decoding=\"async\" height=\"16\" width=\"16\" src=\"https:\/\/static.xx.fbcdn.net\/images\/emoji.php\/v9\/ta6\/1\/16\/1f1f8_1f1f4.png\" alt=\"\ud83c\uddf8\ud83c\uddf4\"><img decoding=\"async\" height=\"16\" width=\"16\" src=\"https:\/\/static.xx.fbcdn.net\/images\/emoji.php\/v9\/t64\/1\/16\/1f91d.png\" alt=\"\ud83e\udd1d\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" height=\"16\" width=\"16\" src=\"https:\/\/static.xx.fbcdn.net\/images\/emoji.php\/v9\/te9\/1\/16\/1f1f7_1f1f8.png\" alt=\"\ud83c\uddf7\ud83c\uddf8\"><\/p>\n\n\n\n<p><\/p>\n\n\n\n<h3 class=\"wp-block-heading\"><\/h3>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>November 28, 2024 BELGRADE SERBIA: Wasiirka Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya General Abdullahi Sheikh Ismail &#8211; Fartaag oo booqasho shaqo ku Belgrade Serbia ayaa maanta tababar u soo xiray in ka badan sodon sargaal oo ka tirsan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Saraakiishan oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa nasiib u helay in ay si sax ah uga faa&#8217;iodeystaan Tababarkan xirfadeed oo Dowladda Serbia ugu deeqaday Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Fursadani waxay muujineysa horumar la taaban karo ee ay hiigsanayaan Booliska Soomaaliyeed, taasoo u sahlaysa saraakiisha da&#8217;da yar ee Gabdhaha iyo Wiilashaba leh inay kor u qaadaan xirfaddooda aqooneed ee ka hortaga dhibaatooyinka, dambiyadda abaabulan iyo ilaalinta sharciga iyo kala dambeynta. Wasiirka Amniga Gudaha General Fartaag ayaa mahad balaaran u celiyay door wanaagsan ee ay qaateen Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Diblomaasiyiinta ka howl-gala Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Belgrade Serbia, oo uu ugu horeyeen Danjiraha.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":541,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"single-cover.php","format":"standard","meta":{"give_campaign_id":0,"_eb_attr":"","footnotes":""},"categories":[42],"tags":[28],"class_list":["post-354","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somalia","tag-conferences"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/354","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=354"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/354\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":542,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/354\/revisions\/542"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=354"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=354"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=354"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}