{"id":348,"date":"2025-05-29T13:49:00","date_gmt":"2025-05-29T13:49:00","guid":{"rendered":"https:\/\/themeger.shop\/wordpress\/katen\/classic\/?p=44"},"modified":"2025-05-29T23:37:19","modified_gmt":"2025-05-29T23:37:19","slug":"master-the-art-of-nature-with-these-7-tips","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/master-the-art-of-nature-with-these-7-tips\/","title":{"rendered":"Soomaaliya ayaa mar kale loo doortay"},"content":{"rendered":"\n<p>Soomaaliya ayaa mar kale loo doortay in ay kasii mid ahaato Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay laga bilaabo 2022 ilaa 2024.<\/p>\n\n\n\n<p>Soomaaliya waxaa ay ku guuleysatay aqlabiyad aad u badan, waxayna heshay 171 cod 193da xubnood ee Golaha Guud.<\/p>\n\n\n\n<p>Soomaaliya waxay uga mahadcelineysaa dowladaha xubnaha ka ah Golalaha guud ee Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa, ka dib markii ay ergadda Soomaaliyeed ee fadhigeedu yahay New York, dadaal ka badan ay sameeyeen, iyagoo mar kale xaqiijinayay ballanqaadkii dhiirigelinta &amp; ilaalinta xuquuqda aadanaha ee heshiiska ummadda ka dhaxeeya<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"727\" src=\"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/470218386_961470115903416_8519890307056705087_n-1024x727.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-527\" srcset=\"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/470218386_961470115903416_8519890307056705087_n-1024x727.jpg 1024w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/470218386_961470115903416_8519890307056705087_n-300x213.jpg 300w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/470218386_961470115903416_8519890307056705087_n-768x546.jpg 768w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/470218386_961470115903416_8519890307056705087_n-600x426.jpg 600w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/470218386_961470115903416_8519890307056705087_n.jpg 1074w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><figcaption class=\"wp-element-caption\">About UN.<\/figcaption><\/figure>\n\n\n\n<h3 class=\"wp-block-heading\"><\/h3>\n\n\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Soomaaliya ayaa mar kale loo doortay in ay kasii mid ahaato Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay laga bilaabo 2022 ilaa 2024. Soomaaliya waxaa ay ku guuleysatay aqlabiyad aad u badan, waxayna heshay 171 cod 193da xubnood ee Golaha Guud. Soomaaliya waxay uga mahadcelineysaa dowladaha xubnaha ka ah Golalaha guud ee Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa, ka dib markii ay ergadda Soomaaliyeed ee fadhigeedu yahay New York, dadaal ka badan ay sameeyeen, iyagoo mar kale xaqiijinayay ballanqaadkii dhiirigelinta &amp; ilaalinta xuquuqda aadanaha ee heshiiska ummadda ka dhaxeeya<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":527,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"single-cover.php","format":"standard","meta":{"give_campaign_id":0,"_eb_attr":"","footnotes":""},"categories":[42],"tags":[31,26,27],"class_list":["post-348","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somalia","tag-ambassador","tag-audio","tag-content"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/348","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=348"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/348\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":528,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/348\/revisions\/528"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media\/527"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=348"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=348"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=348"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}