{"id":347,"date":"2022-08-26T08:56:13","date_gmt":"2022-08-26T08:56:13","guid":{"rendered":"https:\/\/themeger.shop\/wordpress\/katen\/classic\/?p=43"},"modified":"2025-05-29T22:24:22","modified_gmt":"2025-05-29T22:24:22","slug":"3-easy-ways-to-make-your-iphone-faster","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/3-easy-ways-to-make-your-iphone-faster\/","title":{"rendered":"Danjiraha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya ee dalka Serbia"},"content":{"rendered":"\n<p>Danjiraha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya ee dalka Serbia oo Kulan gaar ah la qaatay Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Serbia.<\/p>\n\n\n\n<p>Belgrade, Nofeembar 11, 2022: Danjiraha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya u qaabilsan dalka Serbia Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa kulan miro dhal ah la qaatay Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Serbia Mudane Ivica Da\u010di\u0107.<\/p>\n\n\n\n<p>Kulankan Shaqo ayay Danjire Maxamed Cabdullaahi iyo Mudane Ivica kaga wada hadleen xoojinta Xiriirka Taariikhiga ah ee ka dhexeeya Labada dal, Fursadaha Ganacsi iyo sida ay Ganacsatada labada dal uga faa\u2019iideysan lahaayeen.<\/p>\n\n\n\n<p>Inta uu kulanka socday ayay sidoo kale kaga hadleen Iskaashiga labada dal sida Waxbarashada iyo Cilmiga Farsamada. Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Serbia ayaa leh Xiriir Wax wada qabsi, waxaana moodaa in uu furmayo bog cusub oo ku saabsan Xoojinta Xiriirkaas.&nbsp;<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-full\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"720\" src=\"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/473789375_985699203480507_4060311202607441803_n.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-536\" srcset=\"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/473789375_985699203480507_4060311202607441803_n.jpg 960w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/473789375_985699203480507_4060311202607441803_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/473789375_985699203480507_4060311202607441803_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/473789375_985699203480507_4060311202607441803_n-600x450.jpg 600w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><figcaption class=\"wp-element-caption\">Meeting<\/figcaption><\/figure>\n\n\n\n<p><\/p>\n\n\n\n<p><\/p>\n\n\n\n<h3 class=\"wp-block-heading\"><\/h3>\n\n\n\n<h3 class=\"wp-block-heading\"><\/h3>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Danjiraha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya ee dalka Serbia oo Kulan gaar ah la qaatay Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Serbia. Belgrade, Nofeembar 11, 2022: Danjiraha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya u qaabilsan dalka Serbia Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa kulan miro dhal ah la qaatay Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Serbia Mudane Ivica Da\u010di\u0107. Kulankan Shaqo ayay Danjire Maxamed Cabdullaahi iyo Mudane Ivica kaga wada hadleen xoojinta Xiriirka Taariikhiga ah ee ka dhexeeya Labada dal, Fursadaha Ganacsi iyo sida ay Ganacsatada labada dal uga faa\u2019iideysan lahaayeen. Inta uu kulanka socday ayay sidoo kale kaga hadleen Iskaashiga labada dal sida Waxbarashada iyo Cilmiga Farsamada. Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Serbia ayaa leh Xiriir Wax wada qabsi, waxaana moodaa in uu furmayo bog cusub oo ku saabsan Xoojinta Xiriirkaas.&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":536,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"give_campaign_id":0,"_eb_attr":"","footnotes":""},"categories":[41],"tags":[35,27,29,33],"class_list":["post-347","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-meeting","tag-africa","tag-content","tag-image","tag-news"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/347","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=347"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/347\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":538,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/347\/revisions\/538"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media\/536"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=347"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=347"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/belgrade.mfa.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=347"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}